

kuso dhawaw okhit
hadii aad kamid tahay asxaabta kuxiran tiktokskeena waad garaneesa daqliga aan kasameeno websiteskeena io qaabka uga sameeno sidoo kale waxaanu leenahay ganacsiyo kabaxsan website sida ecommerce io saas business in onlineka aan kashaqeeno waxeenu bilawnay 2019 sidoo kale websitekeenii ugu horeeyay waxaa sameenay 2019 june xiligaas oo aad ufudeed in websiteka xayeysiin loofuro balse sanadadan websiteska si dhaqsi leh xayeysiin looguma furo sababtoo ah companieska aad ayee uadkeeyeen sharuudaha sidaa darteed teamkeena ayaa kuu diyaar ah.