Free Blogging Course
Coursekaan waxaad kubaranee qaabka adsense io website laisugu xirro lacagna looga sameeyo, coursekaan waxaa kafaaideeysan kara dadka rabba in daqli ay kasameeyan website hadii website aad leedahay iyo hadii website aadan laheenba courseka intuu socdo waxaad baran doonta sida website loosameeyo sida websitekaas adsense loogu xirro sida loo hello dad websitekaaga soo booqda oo aad lacag kasameesid.
coursedaan hadii aad dhameesatid wax kale uma baahan doontid inaad lacag kubixisid coursedana waxee bilaaban doontaa 4beri kadib yaan lagaa buuxin kaliya kun qofood ookaliya qaadaneena kabadan courseda free kuma heli doonto, suaasha aad isweediineeso waxee tahay maxaad courseka free uga dhigteen?
aduunkaan cilmiga waa free anaga cilmi ma iibino waxaan iibinaa qibrad io service cilmigeena waa free courseda waa cilmigeena si free ayaad kuqaadan kartaa balse hadii aad ubaahato adeegyo dheeri ah iyo caawinaad dheeri ah waan kaa caawin karnaa oo weliba qiima jaban lkn courseka waa free wax lacag lagaama rabbo xilligaa doonto daawan karta xilliga doonto iska dhaafi kartaa courseka wuxuu anfacaa ookaliya dhalinyarta ay ka go antahay shiidka inee kabaxaan hadii boojo io xiisoole aad tahay waxba kama fahmi doontid balse hadii ay kaa go antahay oo aad raacdid talaabooyinka courseka noloshaada waa ay isbadali doonta.
Courseka si aad uqaadatid iska diiwangeli oo emailkaaga geli formka hoos kamuuqdo email saxan gasho oo fariinta emailkaaga ayee kuugu soo dhaceesa 4berri kadib coursekana waa ay kuu bilaaban doontaa fadlan iska hubi in email saxan aad gashatid si fariimaha aysan kuu dhaafin:
Halkaan iska diiwangeli emailkaaga Gasho